Magaalada Toronto oo si weyn looga ciiday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre (Masawiro)
(August 19, 2012)
Toronto:-Waxaa maalinkii Axadda  oo ay ah taariikdu  ahayd August 19,2012 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre  ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Fit
Muslimiinta magaaladda Birmingham oo maanta si weyn u ciiday (Masawiro)
(August 19, 2012)
Birmingham:-Waxaa maanta muslimiinta magaaladda Birmingham ay u dareereen masaajidadda ku yaala magaaladda, halkaas oo ay ka muuqatay qurux badanaan, iyaga oo isugu tahniyadaynayay Ciidan soonfureed o
Dhageyso Khudbadii Ciidul Fidriga ee Sheekh Maxamuud Shible (Cod+Masawiro)
(August 19, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana munaasabada ciidul fidriga si weyn looga dareemay xaafada ay sida weyn u degan yihiin jaaliyada Soomaaliyeed
Wakiilada Midowga Afrika, QM iyo IGAD oo Sheegtay Xiliga ay ku Egtahay DFKM .
(August 19, 2012)
Muqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee  Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahiga , Wakiilada Midowga Afrika, IGAD, Mareykanka, Britain,Midowga Yurub, Talyaaniga, Norway, iyo  Turk
Sh Xassan Daahir Aweys oo boqolaal dadweyne ah kula hadlay magaalada Baraawe
(August 19, 2012)
Baraawe:-Waxaa maant si weyn looga ciiday Magaalada Baraawe ee gobolka  Shabeelaha Hoose iyadoo dadweyne aad u fara badan ay iskugu soo baxeen goob fagaaro ah oo ay u cayimeen masuuliyiinta ururka A
Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo si weyn looga ciiday maanta
(August 19, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Magalada Garowe waxaana salaada ciida lagu tukuday Garoonka kubada cagta Ee Mire Awaare  waxaana ka soo qeyb galay ma
Madaxweyne DFS Sheekh Shariif Sh Axmed oo tujiyey salaadii ciida ee Masjidka Isbahaysiga Islaamka
(August 19, 2012)
Madaxweyne DFKM Sh Shariif  Sh Axmed ,wasiiro  iyo xilibaano ka tirsan DFS ayaa maanta ku wada tukaday Masjidka weyn ee Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho, Masjidka ayaa waxaa intii aysan imaan madax
Ra’iisul Wasaare Gaas oo Dadweyne ah Kula Tukaday Salaadii Ciidul Fitriga Masaajidka Isbahaysiga
(August 19, 2012)
Muqdisho Axad, 19, August, 2012….Ra.iisul wasaaraha Soomaaliye Dr. Cabdi weli Maxamed Cali ayaa kala qayb galay Masaajidka Isbahaysiga Salaadii Ciida xubno ka tirsan Golihiisa Xasiirada, Xildhibaana
Gobollada dalka Soomaaliya oo maanta si weyn looga ciiday maanshaa allaah
(August 19, 2012)
Muqdisho:-Inta badan gobalada dalka Soomaaliyeed ayaa si wey looga ciiday maanta ciidul fidriga waxaana si weyn dadweynaha uga muuqday farxad iyo rayray aad u balaaran iyaga oo aad isigu hambalyeynaye
Maamulka Hay’ada HARO oo Hambalyada Ciida u diraya Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida
(August 19, 2012)
Anigoo ku hadlaya magaca Gudiga iyo Maamulka Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) Waxaan hambalyada iyo Tahniyada ciidul Fitriga u dirayaa dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaana

Next Page »