Khudbadii Ciida Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Daawo)
(August 20, 2012)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Ciidul Fidriga Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekh Maxamed Umal Khudbadii Ciidul Fidriga ka Jeediyey Sir Ali Muslim Club Khudba
Magaalada Copenhagen oo si weyn looga ciiday ciidul Fidrigii (Masawiro)
(August 20, 2012)
Copenhagen:-Ummadda muslimiinta guud ahaan gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda oo uu hormuud u yahay Maamulka Markaska Soomaaliyeed ee Al-tawxiid ayaa ku
Magaalada Minneapolis oo shalay si weyn looga ciiday (Daawo)
(August 20, 2012)
Minneapolis:-Maalinimadii Shalay ee ciidda ahay, waxay bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalak Minnesota gaar ahaan magaalada Minneapolis ay ku ciideen xarunta wayn ee kulamada dawliga ah iyo shira
Xildhibaanada Baarlamaanka ee DFS oo la dhaariyey iyo gudoomiye la doortay
(August 20, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee DFS Xildhibaannada la dhaariyey ayaa  tiradoodu waxay dhan tahay 211 Xildhibaan waxaana dhaariyey Gudoomiyah
Xilibaanada cusub ,Mahiga iyo Madaxda DFS oo ku kulmay Garoonka Aadan Cadde
(August 20, 2012)
Waxaa dhawaan la keenay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho dhamaan xilibaanada Dowllada cusub ee beesha caalamku u dhisi doonto Soomaaliya, xilibaanada ayaa dhamaan loo qaybiyey ka
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo la filayo in uu maanta kulan yeesho
(August 20, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta la filayo in ay kulan yeeshaan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya waxaana xalay ilaa saaka loo qeybinayey kaararkooda aqoonsi
Magaalada seattle ee Gobalka Washinton oo si weyn looga ciiday (Video).
(August 20, 2012)
Seattle:-Ciidda Ayaa waxaa laga oogay Magaalada seattle waxaana ay ciiddan ahayd mid si weyn la isugu soo baxay Waxaana maamulka Masjidka weyn ee Abu-bakr uu xil weyn iska saaray sidii ay dadka muslim