Rabshado iyo Banaanbax ka socda caawa Mombaza ka dib dilkii Sheekh Cabuud Rogo(Daawo)
(August 27, 2012)
Mombaza:-Magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa caawa waxaa ka socda Banaanbax rabshado wata ka dib dilkii Sheekh Cabuud Rogo oo maanta lagu dilay magaalada Mombaza Sheekha ayaa waxaa lala dhacay Rasaa
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay magaalada Marka
(August 27, 2012)
Marka:Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta  gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ay goordhaw la wareegeen magaalada Marka ee xarun ta gobalka Shabeel
Sheekh Cabuud oo koox hubeysan ee ku dileen magaalada Mombaza
(August 27, 2012)
Mombaza:-War haatan naga soo gaaray magaalada Mombaza ayaa sheegaya in koox hubeysan ay ku dileen magaalada Mombaza Sheekh Aboud Rogo oo ay dowlada Mareykanka ku eedeysay in uu xiriir dhow la lahaa Ur
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole oo u dhoofay dalka Itoobiya
(August 27, 2012)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay magaalada Garoowe iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya.Â
Madaxweyne Shariif oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda
(August 27, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa la kulmay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo siyaasadda ammaanka Catherine Ashton iyo wafdi ay hoggaami
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo weeraray deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose
(August 27, 2012)
Afgooye:-Wararka saaka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya ay duulaan ku qaadeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose  wa