Madaxda Sare Ee DFS oo u hambalyeeyey Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Prof.Jawaari
(August 28, 2012)
Madaxweynaha DFS,Shariif Sheekh Ahmed ,Ra’iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali-Gaas iyo Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka DFS Shariif Xasan Sheekh Aden ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarla
Jeylaani Nuur Iikar oo ku Guulaystay Guddoomiye Ku xigeenka 1 ee baarlamaanka DFS
(August 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa ku guuleystey jagada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iiker kadib markii uu ka tanaasuley ninkii kusoo xigey C/weli Ibraahim Muudey. Jeylaaani Nuur
Puntland oo Soo dhaweysay Doorashada Gudoomiyaha Cusub ee DFS
(August 28, 2012)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliya waxay u hambalyaynaysaa Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Avv. Maxamed Cismaan Jawaari waxayna uga tahniyadaynaysaa sida libta leh uu ug
Wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka DFS oo dhamaatay
(August 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhowayd la soo gaba gabeeyey  wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa isigu soo haray afar musharax kuwaas oo u soo gu
Kalsooni Intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Xasaan Xuseen ka soo guuriyo Culumada Q/2aad
(August 28, 2012)
Nairobi:-Waa qormadeenii labaad  ee aan uga hadlayney hadalada Sheekh Xassaan Xuseen{" هداه الله وإيانا  uu  kasoo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaaray, amaanadii Cilmiga  ahayd
Shirkadda Golis oo Qalabka Dabdamiska ah Gaarsiisey Dekedda Bosaaso:
(August 28, 2012)
Shirkadda isgaarsiinta ee Golis Talecom somalia ayaa qalabka dabdamiska “Fire extinguishers” gaarsiisey dekedda magaalada Bosaaso. Qalabkaas ayeey shirkaddu waxay ku wareejisay agaasimaha guud ee
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay xilka Gudoomiya DFS
(August 28, 2012)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musharaxiinta kala ah C/rashiid Xidig,Xasan Abshir ,Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u tartamayey xilka Gudoomiya Baarlamaanka DFS a
Prof Jawaari oo hogaaminaya codka iyo Prof Cali Khaliif oo tartan adag kula jira
(August 28, 2012)
Wararka naga soo gaaray haatan magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in uu dhamaaday wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya waxaana ku horeeyey oo hogaaminayey Maxamed
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo si toos uga socda Akadeemiyada General Kaahiye
(August 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa si toos ah u socota wareega koowaad ee codaynta doorashada Guddomiyaha Baarlamaanka, codaynta ayaa waxaa saaka ka qayb qaadanaya ilaa  228-ka mid ah oo iyagu loo dhaariyey ka mid noqo
Guddiga farsamada oo shaaciyey liiskii ugu danbeeyey ee xubnaha Baarlamaanka DFS
(August 28, 2012)
Guddiga farsamada ee loo xil saaray in ay soo xulaan xubnaha ee ka mid noqon doona Golaha Baarlamaanka ayaa waxaa ay shaaciyeen xilibaano tiradoodu gaarayso ilaa 255 waxaan ilaa hadda la soo gudbin 20