Camalka 10 ka dambe ee Ramadaanka iyo Zakaatul fidriga Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed (Daawo Video)

August 11, 2012 - Written by

Laascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Camalka 10 ka dambe ee Ramadaanka iyo Zakaatul fidriga oo uu Sh.Cabdinaasir Xaaji Axmed ka jeediyey Masjid ka Jaamica ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Muxaadarada Sheekh C/naasir Xaaji Axmed ayaa  waxaa ay daba socotaa ilaa 4 muxaadaro uu uu sheekhu uga hadlay Fadliga bisha Ramaadan , Ahmiyada Soonka waajibka ah iyo kan Sunada ah .

Muxaadarada ayaa waxaa  kale oo ka daawan kartaa webka islaamiga ah ee Cilmi.net  waxaan alle ka baryeynaa in uu Shiikha Muxaadara daan qiimaha badan uu ka siiyo ajar inagana naga dhigo kuwo ka faa’iidaystay aaamiin.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Soonka ee uu Sheekh C/naasir Xaaji Axmed xalay ka jeediyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood.

2 Comments so far

Leave a comment

  1. جزاك الله خيرا ايها الشيخ
    ilaahey ha inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta maalmaha ka harey bisha Ramadan…

  2. as cal waxan halkan ka codsanaynaa mashaayikhda waaweyn muxadaraadkooda in lasoo gesho sidaan oo kale waad ku mahamad santan tihiin ilahayna ajarkeeda haydinsiiyo anaga alla hanagu anfaco hana nagayeelo kuwa weelaya qayrkood uga faa iidaya mahad sanididin mashaayiikhdana alla hanow dhawro

Leave a comment

*