Dowlada Sacuudiga oo ku dhawaaqday in maalinta Axada ay tahay Ciidul Fidri

August 17, 2012 - Written by

Riyaad:-War goordhow laga sii daayey Tv Rasmiga ah ee dowlada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa lagu dhawaaqay in maalinta axada ay tahay Ciidul Fidri birito oo sabti ahna la dhameystiri doono 30 Bisha Ramadaan.

Waxaa sido kale ku dhawaaqay in maalinta axada ay tahay Ciidul Fidri dowladaha  Imaaraadka  iyo Qadar.

Waxaan alle ka baryeynaa in dhamaan muslimiinta uu ka aqbalo soonkooda iyo acmaasha khayrka ay soo wadeen bishan oo dhan Aamiiin

Maamulka Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. amin amin amin walalo adna khar alle ha kusiiyo

  2. ASC dhaman musluminta melkasta oy jogan wan salamaya. Salan kadib waxan kufaraxsanahay in musliminta ay isku raacaan hal meel o aynan iskhilafin waxana eebe kabaryaya inu sonkena iyo cacmashena suuban oo idil uu naga aqbalo. Naguna daro kuwa uu naarto kahoreeyey ramadaankan. WABILLAAHI TOWFIIQ

Leave a comment

*