Kalsooni intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Sheekh Xasaan Xuseen ka guuriyo Culumada? W/Q Xudeyfe Raage

August 2, 2012 - Written by

Nairobi:-Hadii Allaah idmo waxaan qormadan uga hadli doona arin cajiib badan oo anfariir leh oo aan ku arkay wax ka mid ah hadalada uu Sh Xassaan Xuseen ka soo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaaray hadaladooda , inta aynaan gelin arinkaas waxaan marka hore wax yar ka taaban doona ahmiyada ay leedahay in la ilaaliyo amaanada Cilmiga.

Allaah سبحانه وتعالى  waxa uu ina amrayaa  inaan amaanada ku sinno dadkeeda waxa uu yiri

إِنَّ اللّهَ يَأْمُرُكُمْ أَن تُؤدُّواْ الأَمَانَاتِ إِلَى أَهْلِهَا {النساء:58}

Allaah سبحانه وتعالى  waxa uu mar kale inoo sheegayaa culeyska ay leedahay amaanada iyo in ay diideen inay qaadaan Samaawaadka iyo Dhulalka,insaankuna uu qaaday isaga oo aan ogeyn culeyska ay leedahay, Alle waxa uu yiri

{إنا عرضنا الأمانة على السماوات والأرض والجبال فأبين أن يحملنها وأشفقن منها وحملها الإنسان إنه كان ظلوما جهولا }: سورة الاحزاب:72

Allaah سبحانه وتعالى waxaa kale uu ku amaanay dadka iimaanka leh inay amaanadooda dhowraan iyo balamahooda, Alle waxa uu yiri

{وَالَّذِينَ هُمْ لِأَمَانَاتِهِمْ وَعَهْدِهِمْ رَاعُونَ) [المؤمنون:8

Sidaas oo kale ayuu Nabigeena Muxamad صلى الله عليه وسلم  uga hadlay amaanada waxa uuna sheegey in amaanada ay daliil u tahay qofka iimaankiisa , amaana la,aantuna ay daliil u tahay iimaan la,aan, waxa uu yiri

(لا إيمان لمن لا أمانة له ولا دين لمن لا عهد له) وهو حديث صحيح’ صححه الألباني في صحيح الترغيب والترهيب من حديث أنس بن مالك

Amaanadu waxa ay galaysaa meelo badan waxaana ka mid ah

1-Amaanada Cibaadaadka

2- Amaanada Mucaamalaadka

3-Amaanada Cilmiga

Tilmaamaha ugu muhiimsan ee uu leeyahay (daalibul cilmiga) waa waxa la yiraahdo afka carabiga (Al-amaanaha Al-cilmiyah),ama ( Amaanada Cilmiga) tilmaantaasoo keeni karta in dadku ku kalsoonaadaan waxa uu xanbaarsan yahay ee ah Cilmiga Shareecada.

Dhanka diinta iyo Amaanada Culayskeeda ka sokow, Waxaa ka mid ah shuruudaha cilmi barista iyo Qoraalada Cilmiga ah, inuu ruuxu soo guuriyo hadalka Culimada sida ay u dhaheen isaga oo aan waxna ku darin waxna ka jarin

Halkan Ka Akriso Maqaalkii 1aad Kalsooni intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Sh Xasaan ka guuriyo Culumada 

W/Q Xudeyfe Raage
xudeyfa@msn.com

9 Comments so far

Leave a comment

  1. waa arin khatar badan kasoo socoto
    xasaan umadda halooga digo
    isagana ilahay hanaga qabto isagaa awood badanee
    xudayfe ilaahay hakaa ajar siiyo

  2. Asc salankadib kheyr alhsiye nika maqal kan sogorey

  3. Asc jasakumo allah bahda halgan.net

  4. Waxaa fiicnaan lahayd in sida hadalku isku badaley oo wixii culimadii qortay uga gol lahaayeen laga badalay hadalkoodii ay qoreen lasoo qoro. Koley ninkii qof kale hadalkiis is daba mariya ama kala hormariya ujeeduu kaleeyahay marka bal xasaan sida wax ka dhigtay iyo Imaamul xaremayn siduu hadalka uwaday bal firqiga u dhaxeeya xudeydi walaal fadlan soo cadee si dadka shakiga qaba ay xasaan warkiisu ugu cadaado bal inay kaharaan. Jazaakallahu khayran.

  5. waxaa amaan mudan dhamaan culumada ku hawlan ifxaaminta iyo cidhibtirka qusacbalaadka uu shubayo wadaadkan loo yaqaano xassaan waxaan leeyahay ilaahay haydin kuguuleeyo wanaaga aad wadaan cilmiga haloo ilaaliyo sida loo ilaaliyo aduunyada si kawanaagsan bahalku yaanu soo weerarine ilaaliya ninkana haloo naseexeeyo cilmi badan muu lahayne fudayd ayaa jabiyaye

  6. ikhwaanii raga comments ka dhiibanaya fadlan yaan laxadgudbin. Walow uu Xasaan khaldan yahay hadana culimadii baa baalinba maalinka ka danbeeya cadaynaya marka walaalaha yuusan xanaaq iyo xamaasad ku xanbaarin inay xad gudbaan oo wadaadka lamaago. Wixii khalad ah si objective ama mowduuci ah haloogu cadeeyo dadkana halooga digo laakin yaysan dhicin walaalaha halgan comments ka ku qorow inaad xadgudubtaan. Jazaakumullahu Khayran.

  7. a.s.c dhaman ikhwani wa akhawati aniga waxan orani laha fikrad ahaan shekh xassaan wa wadad macruf ah oo culimada somaliyeed katirsan marka madama ee yihin kuwa hada nogadigayo 24 sheekh oo culimo ah anaga waxan kajeclani laheen ine laniqashaan madama uu yiri niqash ayan diyar uahay ee warkisa madama uu cadyahay sh.xassaan mashaikhda kale warkoda hakaladodaan

  8. السلام عليكم
    waxaan lahadlayaa walaakay haytam waxaan ka xumahay waxaan umalayanayaa waxaanad aqoon ulahayn xasaan waar ninkanai mayaqaano hadal wanaagsan waxa uu ka helaa muran oo kaliya waxaanu sayid max.ed c/le xasan ku maahmaahay saddex kaa adag 1- saddex jir abaydin ah kaa adag 2- soddohdaana kaa adag 3- soddon jir aan oday lahayna kaa adag wadaadku malaha cid qabata isna xaqu maanta waa uu seeganyahay sida ay u ektahay 24 caalim ilama aha in ay si fudud fatwo kusoo sari lahaayeen walaal aynu culumadeena ku qanacno mahadsanid

  9. Maashaa Allaah, Ilaahay culumada ha xifdiyo, balse mar hore ayay ahayd in dadka looga digo wadaadkaan cid walba gaalaysiiyay. Waan ku raacsanahay walaalka magaciisu yahay Abucabdulahi inaan la caytamin, waayo cay wax ma tarto. Wadaadkaan radintiisa iyo qamcintiisana, Ilaahay fadligiisa culumada ayaa nooga filan Ilaahay hanoo xifdiyee.

Leave a comment

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
August 2012
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online