Khudbadii Ciida Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Daawo)

August 20, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Ciidul Fidriga Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekh Maxamed Umal Khudbadii Ciidul Fidriga ka Jeediyey Sir Ali Muslim Club Khudbada Sheekh Umal ayaa waxaa uu uga hadlay arimo kala duwan.

Hoos Ka Daawo Khudbadii Ciidul Fidriga Sheekh Maxamed Cabdi Umal

´

Nairobi
AlSunna Channel

14 comments on “Khudbadii Ciida Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Daawo)

  1. abuu axmed on said:

    maasha allaah waanjoogay shalay ilaahay hanaga aqbalo & dhamaan Muslimiinta

  2. Sugulle on said:

    Ninka sidaa u hadlaya bay dhaheen kenya buu la saftay, oo ciidamaa ilaalinayey, Allahayow Barakee cimrigiisa, cilmigiisa, caafimaadkiisa iyo maalkiisaba.

  3. abuuweys@hotmail.com on said:

    MAASHAALA ALAHA NOO DHAWRO SHIEKH UMAL ALAHA AH KU XIFDIYO

  4. Max'ed on said:

    Mansha allah Sheekh Max’ed Cabdi Umal Xafidullah

  5. mohamed on said:

    mansha alah ilahay ha xifdiyo sheikha ilayhayna hanaga aqbalo soonka iyo acmasha salixa ah

  6. Deqa Dhegacade on said:

    Mashaa ALLAAH, Sh Maxamed Cabdi Umal ALLAAH swc ha xifdiyo ciribtiisa iyo caaqibadiisa, waa sheekh aan ku najaxnay oo wax badan na taray ALLAAH baana nagu anfacay, shekha oo wadadiisaas ku taagan cidii colaadidaa ee uu ka baxsan waayo afkooda iyo adinkood wallaahi in aysan wax nabadgalyo ah nagala dhexeeynin,waxaana u arkaa RUUX WEERAR IGU AH EE IGA JABINAAYO LAFDHABARTII AAN KA DHAQAAQAAYAY, qofna yuusan na dhihin wax baan wanaajinaayaa asagoo ku xadgudbaayo kuwii nuurka noo biriyay ee aan mugdiga uga baxnay, siyaasada fog ee ku aadan in culimadeena kuwoodii ugu cad cadaay la qadfo waa in meel cad leeska taago,, dareenka dhabta ah halaga run sheego ayadoon cid kalena lagu xad gudbin

  7. scw walaal waxaan codsanlahaa inaad khudbada shiikha ku dartaan iyadoo dhegaysi ah

  8. abuusalmaan AL makaahiili on said:

    asc wrwb

    DHAMAAN WALAALAHA AKHRISTAYAASHA KU TAXAN WEBKAN HALGAN WAAN IDIN SALAMAAYAA ALLAAH HA IDIN BARAKEEYO HANA IDIN XAFIDO SHEEKHEENA SHEEKH MAXAMED CABDI UMAL ALLAAH HANOO XAFIDO HANA NOO BARAKEEYO AAMIIN YAA ALLAAH SHEEKHA CIDII WAX KA SHEKTA IYO CIDII KU BEEN ABUURATABA WAXAAD OGAATAAN IN EEY SAN WAXBA KA QAADEEYNIN WAAYO WAXAAN U RAJEY NAYAA IN UU KA MID YAHAY KUWA OO YIRI NABIGA XADIISUL QUDSI NA KU WARIYAY MAN CAADAA LEE WALIYAN FAQAD ADANTUHU BIL XARBI SHEEKH UMAL WAXAAN U RAJEY NAYAA IN UU KA MID YAHAY OWLIYADA ALLAAH RABI AYAANA XAFIDAYO INSHA ALLAAH FIL DUNYAA WAL AAKHIRAH WSC WRWB

  9. maasha,allaah illaahey hakuxifdiyi sh.umal adiga iyo dhamaan culimada mugdigii baad naga bixiseen ilaaheey janatul fardowsa ha idin kugu bishaareeyyyyyyo insha.allaah

  10. abu zayd on said:

    asc halgan.net wad mahadsantihin somalimemo kana yelayno sheekh umal aya la wardiyeyaa sababto ah sheekh umal xafidahulaah isago kaligi bananka socdaaye lkn waxa iga yaabiyay nimanka beentoda thanks halgan iyo howl wadenadeeda been kasta ooy shegaan sidan usoo cadeeya walalyaal ilaahayna ha iidnku garab qabto sheekh umal ilaahay ha xifdiyo iyo dhaman culimada ehlu sunada

  11. anwar salawaad on said:

    walaalaha islaamka ahoow hala difaacdo wadaadiina ninkii ku xadgudbaa ama isku dayaa inuu meel uga dhoco wadaada aanu leenahay ee ilaahay ina siiyay ha ogaado in aan dagaal la galayno waana balan midaas.
    anaga waxaanu nahay dad islaam ah waxaana leenahay culumo ama shuyuukh ina tusiyo wadada saxda ah ee aanu ku gaari karno ilaahay raali ahaanshihiisa si uu masiirkeena u noqdo JANNO hadaba ogaado qofkaan caalim lahayn sheydaan ayaa u caalim ah ee hala foojignaado walaalayaal wabilaahi towfiiq………

  12. يوسف عبد احمد on said:

    ربناتقبل منا

  13. Yusuf abdulahi on said:

    Sh umal man sha alah alah ha ku ilaliyo

  14. cabduqadir on said:

    masha allah ilaahow ku xifdi idiga iyo culimada kula midka ah qeyrka umada u heysana ilaah ajir haka siiyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
August 2012
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online