Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo gaaray Degmada Balcad(Masawiro)

August 1, 2012 - Written by

Balcad:-War haatan naga soo gaaray Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed uu maanta gaaray Degmada Balcad halkaas oo lagu soo dhaweeyey .

Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa waxaa galbinayey ciidamo ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan DFKM socdaalka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu  salka ku hayo cabashooyin ka yimid dadka ku dhaqan Degmada Balcad ka dib markii dhac ay u geysteen ciidamada DFKM.

Madaxweynaha DFKM ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaatay  waxgaradka deegaanka Degmada Balcad waxaana uu kala hadlay xaaladda guud ee degmada iyo weliba sugida amaanka wuxuuna balan qaaday in wax laga qaban doono cabashooyinkooda.

no images were found

Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa intaas ka dib kormeer ku tagay jiido hore oo ay difaaca uga jiraan ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online