Magaalada Copenhagen oo si weyn looga ciiday ciidul Fidrigii (Masawiro)

August 20, 2012 - Written by

Copenhagen:-Ummadda muslimiinta guud ahaan gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda oo uu hormuud u yahay Maamulka Markaska Soomaaliyeed ee Al-tawxiid ayaa ku ciiday goobta Nųrrebrohallen.

Dadweynaha goobta isugu yimid ayaa  waxay ahaayeen kuwa aad u badan waxaana wajiyadooda ka muuqday farxad Salaada ayaa waxaa tujiyay Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan (Abu-Dhalxa). Dadweynaha goobta isugu yimid ayaa aad ugu farxay guud ahaa gaar ahaan ubadka soomaaliyeed oo goobta ka helay waxay kuciyaarilahaayeen oo aad u farax galiyey

no images were found

WT
Maamulka Markaska al-tawxiid
Copenhagen
Danmark

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online