Magaalada Toronto oo si weyn looga ciiday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre (Masawiro)

August 19, 2012 - Written by

Toronto:-Waxaa maalinkii Axadda  oo ay ah taariikdu  ahayd August 19,2012 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre  ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Fitriga . Dadka  Muslimiinta ee halkaas isugu soo baxay oo kumayaal gaarayay ayaa waxaa wajigooda  ka muuqday farxad iyo rayn rayn .

Khutbadi Ciidda waxaa halkaas kasoo jeediyay  Sheekh Dr. Reda Abu Ahmed . Waxaa kale oo madasha ciidda hadallo koo koooban kasoo  jeediyay salaadda ka hor mas’uuliyiin ka tarsan Maamulka iyo Guddiga Markazka Dar-ul-Hijra.Markii Salaaddii Ciida ay dhamaatay ayaa dadkii waxaa ay bilaabeen in  ay iskugu hambalyeeyaan ciida ,dabadeed waxaa halkaas lagu soo bandhigay qalab  ay Caruurtu ku ciyaaraan iyo raashin kala duduwan oo lagu wada farxay oo socday  maalinki oo dhan.

no images were found

Allah waxaan ka baryeynaa in uu naga aqbalo Camalkeenna  Suuban.Amiin.

Taqabalallahu Minnaa Waminkum Saalixul Acmaal. Ciid  Mubaarak.

jazaakumullah,

C/rashiid Cali Maxamed

Maamulka Markazka Dar-ul-Hijra

info@darulhijra.org

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online