Xassan Abshir Faarax waa la xisaabtamayaa raggii ka danbeeyey guuldaradayda.(Daawo Video)
(August 29, 2012)
Muqdisho:- Siyaasi Xassan Abshir Faarax  oo ka mid ahaa raggii u tartamayey Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS ayaa waxaa uu mar uu waraysi gaar ah siiyey Tv-Soomali Channel oo si live ah u soo tabinayey
Dagaal ka socda degaanka Cag-libaax oo 30-KM kaga beegan Koonfur Qooqaani
(August 29, 2012)
Ciidanka dalka Kenya oo taageeraya ciidamo Soomaali ah oo  ka tirsan yihiin ciidanka DFS ayaa saaka waxaa ay duulaan ku soo qaadeen degaanka Cag-libaax oo  ah duleedka degmada Afmadow, ciidamo ka ti
Madaxda Sare Ee DFS oo u hambalyeeyey Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Prof.Jawaari
(August 28, 2012)
Madaxweynaha DFS,Shariif Sheekh Ahmed ,Ra’iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali-Gaas iyo Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka DFS Shariif Xasan Sheekh Aden ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarla
Jeylaani Nuur Iikar oo ku Guulaystay Guddoomiye Ku xigeenka 1 ee baarlamaanka DFS
(August 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa ku guuleystey jagada Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jeylaani Nuur Iiker kadib markii uu ka tanaasuley ninkii kusoo xigey C/weli Ibraahim Muudey. Jeylaaani Nuur
Puntland oo Soo dhaweysay Doorashada Gudoomiyaha Cusub ee DFS
(August 28, 2012)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliya waxay u hambalyaynaysaa Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Avv. Maxamed Cismaan Jawaari waxayna uga tahniyadaynaysaa sida libta leh uu ug
Wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka DFS oo dhamaatay
(August 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhowayd la soo gaba gabeeyey  wareega 1aad ee tartanka doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa isigu soo haray afar musharax kuwaas oo u soo gu
Kalsooni Intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Xasaan Xuseen ka soo guuriyo Culumada Q/2aad
(August 28, 2012)
Nairobi:-Waa qormadeenii labaad  ee aan uga hadlayney hadalada Sheekh Xassaan Xuseen{" هداه الله وإيانا  uu  kasoo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaaray, amaanadii Cilmiga  ahayd
Shirkadda Golis oo Qalabka Dabdamiska ah Gaarsiisey Dekedda Bosaaso:
(August 28, 2012)
Shirkadda isgaarsiinta ee Golis Talecom somalia ayaa qalabka dabdamiska “Fire extinguishers” gaarsiisey dekedda magaalada Bosaaso. Qalabkaas ayeey shirkaddu waxay ku wareejisay agaasimaha guud ee
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay xilka Gudoomiya DFS
(August 28, 2012)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musharaxiinta kala ah C/rashiid Xidig,Xasan Abshir ,Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo u tartamayey xilka Gudoomiya Baarlamaanka DFS a
Prof Jawaari oo hogaaminaya codka iyo Prof Cali Khaliif oo tartan adag kula jira
(August 28, 2012)
Wararka naga soo gaaray haatan magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in uu dhamaaday wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya waxaana ku horeeyey oo hogaaminayey Maxamed

« Previous PageNext Page »