Taariikh kooban Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamed Cabdi Samed Shible (Akhriso)

August 18, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Taariikh kooban oo ku saabsan Sheekh Maxamuud Sh.Maxamed Cabdi Samed Shible oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo East Afrika .Sheekh Maxamuud Shible waxaa uu haatan degan yahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu imaam ka yahay Masjidka Al-Hidaaya.

Waxaa isku soo duba riday Taariikhda Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamed Cabdi Samed Shible  دار الفاروق للنَّشر والتَّوزيع

Halkan Ka akhriso taariikh nolaleedkii Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamed Cabdi Samed Shible oo kooban

A/Cawale
Halgan.net
Qaahira

22 Comments so far

Leave a comment

  1. Asc salan kadib walalayal waxan idinka codsaneyna anago group ah o joogno xirada qaxotiga e dhagaxley in tarikhda sheekh shibli si tos ah ad nogu so gudbisan madama anan haysan computer on qadka ka so galno mobile wana no muhim inan barano sheekhena caalimka ah e somaliyed sheekh maxamud sh maxamed shibli xafidahulah ilaahay waxan ka baryeyna sheekha cilmigisa inu nagu anfaco fadlan codsigena no tixgiliya walalaha halgan.net ilahay adinkana shaqada ad umada u haysin ha idinka ajar siyo

  2. ما أحسن الترجمة! إنه عالم جليل.

  3. mahadsanidin bahda halgan.net ,lakin waxan ka cosanlahayn in ay hadii ay hayaan noo soo gudbiyaa ,sanadkii uu machadka kabaxay iyo sanadkii uu jamacad madiino ku biiray madama ay thariikhda sheekha tahay intaas ayaan idin waydiin lahaa

  4. walaalayaal asalm cww ikhwatii waxaan jeclaan lahaa in aad ii sheegtaan website aan ka soo download san karo kitaabada shiikh shibil xafidahullahu wa racaahu

  5. asmc allaha idin ka abaalmariyo hawsha weyn aad umadda uhaysaan fadlan tariikh nololeedka shiikha afsomali u tarjuma si dadka aan carabiga aqoon uga faa idaystan

  6. ASC, EId Mubarak.

    Salaan iyo hambalyada ciida ka dib, Waxaan idinka codsanaa in aadan xaalad tagtay u isticmaalin markaad taariikh qof weli nool aad qoreysin. Markaan aqriyay ( Qaahira:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Taariikh nololeedkii Sheekh Maxamuud Sh.Maxamed Cabdi Samed Shible) waan adimo suuxay oo iney lugaha i gariiran ayaan bilaabay sababtuna waa “taariikh NOLOLEEDKII” OO kuu tilmaameyso ficil tagay, markaanse dib ugu laabtay bogga hore markiiba, kuma arkin cinwaano kale oo dhambaal naxdina xambaarsan markaasan nafisay. Ilaaheey isaga iyo culimada kalaba hanoo raajiyo idam Alleee.

  7. Walaalayaasha halgannet jazakumu laahu khayran soo gudbinta aad noo soo gudbiseen taariikhda shiikha, runtiina waxaan aad u dhiirigelin lahaa inaad kasoo xigataan shiikha taariikh-nololeedkiisa oo dhamaystiran isaga iyo culimada kale ee soomaaliyeed oo khayrka badanba waayo waxaa dhacda qofku markuu dhinto inaynu badanaaba soo gudbino taariikh-nololeedkiisa taasoo inta badan keenta in dadka nooli ay khaladaad badan kasheegaan shiikha/qofka dhintay taariikhdiisa iyadoo ay dadaal ka tahay marka si taasi meesha uga baxdoba waxaan aad u baraarujin lahaa in culimada soomaaliyeed oo cilmiga siiyey aad taariikhdooda oo sax ah ka reebtaan intay nool yihiin si ay beri casharo duruus la tixraaco ugu noqoto dalabatul-cilmiga iyo ummadda soomaaliyeed oo dhanba. Mar labaad halgan team jazakumulaahu khayral jazaa.

  8. sc
    salanta kadib sheekha taariikhdiisa sifiican uqora intaas aad iyo aad buu ooga taariikh macaan yahy waa caalim cuusb oo so maaliyed

  9. asc
    walaalayaal waan idin salamay salan kadib khayr alle ha siiyo sheekha ilaahayna ha barakeeyo
    waxaan jeclahay in aan u sheego walaalaha, soo gudbiyay sheekha taariikh nololeedkiisa, sheekha aad ayaa loo hafray waayo waxaa lagu yaqaanaa taariikh nololeedka qofka marka la sheegayo in laga soo bilaabo dhalashadiisa iyo meesha uu ku dhashay ku barbaaray qaabka uu u soo barbaaray, waxaad uga sheekayseen sidiii isgoo sheekhu kotorobaan ah sheekha taariikh nololeedkiisu nama qancin ha lagu celiyo
    wabillaahi towfiiq

  10. arrintaas uu wallaale Omar Moalim aad baan ugu raacsanahay aniguba si aad ah isha waan ugu sii hayn waayey laxdadii ugu horreysay ee aan cinwaanka arkay. Ilaahay shiikha iyo culimada kaleba hanoo barakeeyo cimrigooda

  11. waxaan ku boorinayaaa walaalaha soosaaray tarjumada sheekheena inay kasoo dhigaaan turjumo balaadhan isla markaana ay daabacaan oo nashriyaan

  12. Hambalyo hambalyo dhammaan muslimiinta meel walba ayjogaan ‎‏ تقبل الله منا ومنكم صالح الا عمال ‏‎ codsi taariiqda sheekha iyada o kooban mobayl laga aqrinkaro nosoo gudbiya

  13. Asalaamu Calaykum. ciid mubaarak, taqaballaahu minaa wa minkum wasaalixal acmaal. Maashaa Allaah, Ilaahay ha barakeeyo sheekha cilmigiisa oo hanagu anfaco. Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu noo badiyo culumada noociisa oo kale ah. Aad ayaan ugu faraxsanahay in sheekhu musanifaat leeyahay, waana arin aad ugu yar culumada soomaaliyeed, balse waxaa loo baahan yahay si aan culumada u dhiiri galino inaan raadino, gadano oo ka faa’iidaysano Mu’alafaatka culumadeena. Walaaha halgan.net, Ilaahay ha idinka abaal mariyo taageerada iyo difaaca aad u haysaan culumadeena. Wabillaahi At-towfiiq.

  14. AAD BAAN UGU BAAHNAYN TAARIIQDA WADAADKA BALSE INTAAN CARAB LOO SHAYGIN ANAGA SOMALI BAA U BAAHAN TAARIIKHDA WADAADKA INAAN BARANO HADAAD CARABI KU SOO QORTAYN MACNAHEEDU WAXA WEEYE CARAB BAA LOO SHAYGAYAA OGAADA UMADDA INTEEDA BADAN AF CARABI KUMA HADASHO

  15. Asc, ciid mubaarak, taariikhda sheekha ma dad gaara ayaa loogu talakaley maxey tahay At carabiga noo soomaliyeeya mise halgan ma laha turjubaano carabiga soomaaliyeeya.

  16. asalaamu calaykum

    salaan ka dib ciid mubaarak umad muslimka oo dhan runtii aad ayaan u jeclaystay taariikh noolaleedka sheekh shibli oo ka mid ah culumadeena waawayn allaha xifdiyo sida dad kalaba sheegeen runtii waxaad ka tatgteen marka taariikh noolaleed la qorayana ugu muhiimsan dhacdooyinka taariikhaha wixii la heli karo sida taariikhdii maraaxishii waxbarasho ee sheekha laga soo bilaabo waxbarashadii aasaaska ilaa heer jaamacadeed iyo wixii ka sii sareeyo iyo guud ahaan dhacdooyinka taariikhaha ee muhimka ah inaad xustaan waa muhiim .

  17. asalamucalaykum ciidmubaarag taqabalalaahu minaa waminkum alahum maqfirlii walakum intaaa kadib walalaha halgan waxaan idinka codsanayaa in aad tariikhda shiek shibile aad somali noogu soo turjuntaan hadaa ay macquultahay

  18. Taariikh nololeeshka shiikha oo Afsomali ku qoran hadii aad soo galisaan way fiicnaan lahayd. Aniga iyo in badan oo ila mid ah akhriska carabiga waa nagu adag yahay.. Mahadsanidiin

  19. sheekha wa jecelnahay, lakin af soomaali noogu soo qora aan fahanee waxa ku qoran meesha. mahadsanidin

  20. Sh.shible wuxu kamidyahay aaladaha u ale dintisa ku elaliyo alaha badiyo mathalkisa

  21. SC.

    Waan jeclaa inaan ogaado sheekha taariikhdiisa laakiin, carabi ayuu ku qoray.

    Miyuusan ogayn sheekhu in dad soomaali ah uu la hadlayo!, arimahani waa dhibaatooyinka naga haysta Culumidana aan jecelnahay ee hadan nasiib darro aan awoodin in waxa wanaagsan ee ay sheegayaa nasoo gaadhsiiyaan iyadoo waliba aan isku luuqad ku hadalno

  22. asalaamu calaykum…….ninkan soo qoray taariikhda sheekha dadkan aad lahadlaysid…waa soomaali ee carab maaha ,,waan fahmay inaadan carabiga si fiican utaqaanno..laakiin hailooobin…inaadan carab lahadlayn,,,,fadlan..diinta iyo..luqadda yaanan laisku qaldin

Leave a comment

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
August 2012
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online