Tafsiirkii Quraanka ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee ka baxay Halganwebtv [Daawo Video]

August 7, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii uu dhaafay tafsiir kii baxay maalmihii la soo dhaafay ay ka daawan karaan  Halgan.net oo Maqal iyo Muuqaal ah waxaan dad weynaha uga cudurdaaranayanaa dib u dhaca ku yimid darsiga sababo la xiriira dhinac farsamada.

Haddii aad doonayso in aad mid mid u daawato Duruusta baxday ee Tafsiirka Quraanka  fadlan mid mid u dooro iyadoo marka ugu horaysa waxaa kuu shidmaya darsigii u danbeeyey ee Tafsiirka. Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax ayaa waxaa uu  dib u bilaabay Tafsiirka quraanka Bisha ramadaan waxaana darsiga uu si Maqal iyo Muuqaal ah si live ah uga baxaa Halganweb Tv station  saacadu marka ay tahay 17:20 uk time , Sheekh Dr Cali ayaa waxaa uu tafsiirka ka bilaabay Suuratul Kahfi iyadoo qorshahu uu yahay in uu Sheekhu uu tafsiirka dhameeyo haddii aysan wax kale oo duruuf ah iman insha Allaaaaaaaaaaaahu.

Dhamaan casharadii Tafsiirka Quraanka ee ka baxay Halganwebtv uuna akhriyey  Sh Dr Cali Maxamed Saalax Hoos ka Daawo.

Masjid Towfiiq
Oslo, Halgan.net

4 comments on “Tafsiirkii Quraanka ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee ka baxay Halganwebtv [Daawo Video]

  1. ummuRamla on said:

    Allaah shiikha ha xifdiyo hana dhowro waxaan allaah uga mahad celin sida qiimiga badan ee uu u duubay tafsiirka, dadkeena somaaliga waqtiga badan ka maqnaa ama uu sharaxa badan dhibaayo aad ayaan shekha uga faaiideysan waxaanu leenahay jzk khayran waana asiibay sheekha arinkaan.

  2. Deqa Dhegacade on said:

    Bismillaah,

    Assalaamu caleykum wr wbr. Sheykh Cali M. Saalax, ALLAAH ha barakeeyo waa Iimaankeena waa Sheykheena, waa kii noo kala saaraayay wixii iskaga keen qaldamo,, Culama baan ku tiirsanahay ayagaana indho noo ah, wax badan inaan fahano ayeey sabab noogu noqdeen, jahli badane waan uga baxnay ayaga sababkooda,, ALXAMDULILLAAH,, ALLAAH haka dhigo ehlul jannah, dambigoodana ha dhaafo, caaqibadan ha u hagaajiyo. Dakda ku howlan in aay noo sahlaan dhageysiga culimada ayagane ALLAAH haka dhigo kuwo culimada jannada la galo. ALLAAHUMA aamiin

  3. asalaamu calaykum wa raxmatul laahi wa barakaatu sheekh illaah ha ku xifdiyo waxaan jeclahay in aan kuu sheego si aan ula soconayo tafsiirka suurad walba marka ay billaabato iyo marka ay dhamaato ku calaamadi magaceeda, sida waxaan hada rabay inaan kahaf bilow ilaa dhamaad helo way igu adkaatay, inoo sahal sidaan u wada heli lahayn, ilaahay khayr badan ha ku siiyo, hana naga dhigo kuwii ku kulma fardowsal aclaa.wa bilaahi towfiiq.

  4. Brother omar A.A
    Dr Ali waa sheikh Waa ma`aha sheekh soomaaliyeed oo kaliya waa sheikh carab iyo caam ay cilmigiisa kaa faa iidaysato oo sheikha uu luqada english ku bilaabaa, si ay dhalinta yar ayrna uga faa iidaysato.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
August 2012
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online