Xildhibaanada Baarlamaanka ee DFS oo la dhaariyey iyo gudoomiye la doortay

August 20, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee DFS Xildhibaannada la dhaariyey ayaa  tiradoodu waxay dhan tahay 211 Xildhibaan waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Abukaate Ceydiid Ilka Xanaf.

Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay doorteen markii la soo afmeeray dhaarinta xildhibaanada Gudoomiyaha Baarlamaanka  DFS waxayna u doorteen General Muuse Xasan Cabdulle oo isagu ugu da’da weyn

Markii la doortay Gudoomiyaha ku meel gaarka ee Baarlamaanka DFS General Muuse Xasan Cabdulle ayaa waxaa uu khudbad kooban ka jeediyey wuxuuna ku dhawaaqay  xiliga la dooranayo  Gudoomiyaha Baarlamaanka  isaga oo sheegay in la qaban doono araajida raga u tartamaya xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka 25 bisha august waxaa kale uu sheegay in la dooran doono gudoomiyaha baarlamaanka DFS 25 bisha august 2012.

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online