Dagaal culus oo caawa ka socda duleedka Degmada Afmadow ee gobalka J/hoose
(September 4, 2012)
Kismaayo:-Wararka Caawa naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa sheegaya in caawa dagaal culus uu ka socdo duleedka Degmada Afmadow ka dib markii weerar culus ay laba jiho ka soo qaadeen ciidamada Al-Sha
Al-Shabaab oo labo dhalinyaro ah ku dilay Degmada Baraawe iyo Kismaayo oo Degan
(September 4, 2012)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ayaa sheegaya in labo dhalinyaro ah ay shalay galinkii dambe ku toogteen Ururka Al-Shabaab Degmada Baraawe iyaga oo ku eedeeyey in ay Basaas u ahaayee
Shirweynihii 12aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnessota oo xalay soo idlaaday
(September 4, 2012)
Minneapolis:-Waxaa xalay soo gabagaboobey shirweynihii 12aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnessota oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Imaamyada Waqooyiga America iyo Masjid Abubaker Minnepis, kasoo s