Musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada DFS oo khudbado jeediyey
(September 7, 2012)
Muqdisho:-Waxaa ka socda haatan Xarunta golahaa shacabka ee magaalada Muqdisho khudbado ay jeedinayaan qaar ka mid ah  musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada ee dalka Soomaaliya waxaana
Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Prof.Jawaari oo ka hadlay qaabka ay u dhici doonto doorashada Madaxweynaha
(September 7, 2012)
Muqdisho:-Guddoomiyaha baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo la hadlay saxaafada magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay ku howlan yihiin in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si