Musharrixiinta Madaxtinimada DFS oo Ololohoodii ugu dambeeyey ka wada Muqdisho.
(September 9, 2012)
Muqdisho:-Musharrixiinta ayaa maanta xafiisyadooda waxaa ka jira mashquul kii ugu darnaa, iyadoona teleefoon diridda iyo fariin isu gudbinta ay heerkii ugu sareysay gaartay. Sidoo kale Musharrixiin
Xarunta Agoomaha ee Laascaanood oo soo Bandhigtay Agoon u baahan in la caawiyo.[VIDEO+SAWIRO]
(September 9, 2012)
Laascaanood:-Waxaa saaka ka dhacday xarunta agoonta ee magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay , laguna soo bandhigay ilaa 55 agoon ah oo kafaalo u ba