Dabaal Deg balaaran oo caawa ka socda Magaalada Muqdisho
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Dabaal Deg balaaran ayaa caawa waxaa uu ka socdaa magaalada Muqdisho kaas oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud waxaana magaalada laga wada maqlayaa rasaasta
Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyey doorashada Madaxweynaha Cusub ee DFS(Dhageyso)
(September 10, 2012)
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa soo dhoweeyey doorashada Madaxweynaha cusub ee DFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  wuxuuna hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cu
Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guuleystay xilka madaxweynaha DFS
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS  Prof  Maxamed Cusman Jawaari ayaa ku dhawaaqay in uu ku guuleystay madaxweynenimada DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud waxaana uu helay 190 cod waxaana la tartamay
Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo ku horeeyey codadkii ilaa haatan lagu dhawaaqay
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa haatan xildhibaanadii codkooda bixiyey uu ku horeeyo musharaxa Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo dhaafay ilaa haatan uu helay 136
Wareega 3aad ee Doorashada Madaxweynaha DFS oo La soo gabagabeeyey
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa haatan soo gabagabowday Wareegga Seddexaad ee tartanka doorashada Madaxweynaha DFS waxaana haatan la furayaa Santuuqii iyada oo la tirinayo codadka Xildhibaanada DFS ee u kala codeeyey
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(September 10, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana uu socdaal ku soo maray dalalka Itoobiya
Cabdi Weli Gaas iyo C/qaadir Cosoble oo ka tanaasulay iyo Wareegii 3aad oo bilowday
(September 10, 2012)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Cabdi Weli Maxamed Gaas iyo C/qaadir Cosoble ay ka tanaasuleen in ay sii tartamaan wareega Labaad ee doorashada DFS waxaana isig
Tirintii Codadka Wareegga Kowaad Oo la soo Gaba Gabeeyey Iyo Natiijo Hordhac Ah
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa haatan la soo gaba gabeeyey tirinta codadka wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha cusub ee DFS waxaana ugu cadcad wareegii koowaad Madaxweynihii hore ee DFS Shariif Sheekh Ahmed w
Shariif Sheekh Ahmed iyo Dr.Xasan Sheekh oo u cadcad Wareega koowaad ee doorashada
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa haatan soo idlaaday u  codeynta musharaxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha DFS Wareega koowaad waxaana haatan la bilaabay tirinta codadka la codeeyey Wareega Koowaad ;musharax kas
Musharaxiin Tanaasulay iyo Xilibaanada DFS oo codeyntii bixinaya
(September 10, 2012)
Wararka hordhac ah oo naga soo gaaray magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Iskuul Buluusiya ayaa sheegaya in la dhaariyey xilibaano gaaray 20, kuwaas oo dhawaan horay gudiga farsamada uu ugu diiday i

Next Page »