Xilibaano lagu muransanaa in ay ka mid noqdaan Golaha Baarlamaanka DFS oo loo ogolaaday
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Cod bixin gacan taag ah oo ka dhacday Iskuul Buluusiyo oo ay ku dhacayso doorashada Madaxweynaha DFS ayaa Xilibaanda DFS waxaa ay ku ogaaladeen qaar ka mid ah dagaal oogayaashii Muqdishio oo
Kulankii Baarlamaanka ee DFS ee lagu dooranayey Madaxweynaha oo Furmay
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa si rasmi ah u furmay Kulankii Baarlamaanka ee DFS ee lagu dooranayey Madaxweynaha Soomaaliya waxaana uu hada ka bilowday Dugisiga Tababarka Jeneral Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaan
Xildhibaanada DFS oo ku sii qulqulaya Garoonak Aden Cade ee magaalada Muqdisho
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa haatan ku sii qulqulaya Garoonka Aden cadde ee magaalada Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka DFS si ay u doortaan maanta madaxweynaha cusub ee DFS waxaana ku tartami doona 24 Musharx.
Amaanka Muqdisho oo la adkeeyey iyo doorashada oo bilaabaneysa saaka
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Wararka lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in aad loo adkeeyey amaanka Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde iyo xarunta xarunta iskuul bolisiya waxaana la
Ogeysiis:Sheekh Maxamed Idirs oo muxaadaro ka jeedin doona Masjid Abu Hurairah
(September 10, 2012)
Ohio:-Waxaa la ogeysiinayaa walaalaha Muslimiinta ah ee degan magaalada Columbus Ohio iyo nawaaxigeeda in caawa oo ah Axad Sept 9, 2012 ay ka dhici doonto Masjid Abu Hurairah Muxaadaro Diini ah, taaso

« Previous Page