Madaxweynaha DFS Prof. Xassan Sh. Maxamuud oo ka hadlay qaraxii maanta.[War-saxaafadeed]
(September 12, 2012)
Mogadishu:Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Prof. Xassan Sh. Maxamuud ayaa cambaareeyay qaraxyadii ay maanta ciidamada dowladdu fashiliyeen ee ay maleeshiyaadka Shabaab ku qaadeen
Al-shabaab oo sheegtay Qaraxii ka dhacay Hotelka Al Jazeera ee Muqdisho
(September 12, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay 2-bo weerar oo lala beegsaday Hotel Jazeera oo uu deganaa Madax weynaha cusub ee Dowllada Federaalka Soomaaliya Dr.Xassan Shiikh Maxamuud uuna ka socday kulan
Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xassan Sh Maxamuud oo ka badbaaday isku day dil
(September 12, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  goordhowayd la weeraray Hotelka Al Jazeera oo uu degan yahay Madaxweynaha Cusub ee DFS waxaana warar hordhac ah ay sheegayaan i
Safiirkii dalka Mareykanka u Fadhiyey Libya oo dhintay iyo Banaanbax ka socda Libya iyo Masar
(September 12, 2012)
Qaahira:-Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo film lagu aflagaadeeyey Nabigeeni Maxamed NNKH ayaa waxaa uu ka socdaa dalalka Libya iyo  Masar waxaana dab la qabadsiiyey Safaaradaha iyo Qunsulka
Madaxweynaha DFS oo xalay la shiray Madaxweynihii hore Sh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka
(September 12, 2012)
Waxaa xalay kulan gaar ah kuwada qaatay xarunta Villa Soomaaliya Madaxweynihii hore ee DFKM Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Madaxweynaha cusub ee dowllada Federaalka Soomaali Dr.Xuseen Sheekh iyo guddoomi
Ururka Raaskambooni iyo ciidanka AMISOM oo guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay J/hoose
(September 12, 2012)
Kismaayo:-Gudoomiyaha  ururka Raaskambooni Sheekh Axmed Maxamed Islaam(Ahmed Madoobe)ayaa ka warbixiyey dagaalo culus oo shalay galinkii danbe ka dhacay deegaanka Miido ee duleedka Degmada Afmadow ma

Archives
September 2012
M T W T F S S
« Aug   Oct »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online