R/W JFS oo Kulamo Kula Qaatay Garoonka Aden Cadde Wafuud Caalami Ah.
(September 16, 2012)
Muqdisho, September 16, 2012) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaarahada ee Adan Cade masuuliyii
Madaxweyne Shariif oo xilka ku wareejiyey Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud
(September 16, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta si rasmi ah xilka madaxweynenimada dalka Soomaaliya ula wareegay Dr.Xasan Sheekh Maxmuud waxaana xilka si rasmi ah ugu wareejiyey Madaxweynihii hore ee DFS Shariif Sheekh Ahmed
Dagaal Culus oo ka qaraxay goordhow inta u dhaxeysa Biibi iyo Harmoole ee gobalka J/hoose
(September 16, 2012)
Afmadow:-War goor-dhow naga soo gaaray gobalka J/hoose ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal culus uu ka qaraxay inta u dhaxeysa Biibi iyo Harmoole Waxaana uu dagaalka u dhexeeyaa ciidanka huwanta iyo U
Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sh Maxmuud oo goor dhow bilaabatay
(September 16, 2012)
Muqdisho:-Waxaa goordhow si rasmi ah u bilaabatay xafladii caleema saarka Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Dr.Xasan Sheekh Maxmuud waxayna xaflada si heersare ah uga socotaa  Dugsiga sar