Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska dalka Nigeria oo soo gaaray magaalada Muqdisho
(September 18, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta garoonka Aden Cadde ay ka soo dageen Cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska dalka Nigeria kuwaas oo qeyb ka ah ciidanka AMISO
Afhayeenka Al-shabaab Sh.Cali Maxamuud Raage Cali Dheer oo shir jaraa’id qabtay
(September 18, 2012)
Kismaayo:-Waxaa maanta Shir jaraaid qabtay  Afhayeenka ururka Al-shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo ay baahisay Idaacada ku hadasha Afka ururka Al-shabaab ee Anduls ayaa waxaa uu beeni
Madaxweynaha JFS oo la kulmay wasiirka horumarinta xiriirka caalamiga ah ee dalka Sweden
(September 18, 2012)
Mogadishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka horumarinta xiriirka caalamiga ah ee dalka Sweden Gunilla Carlsson iyo
Xaalada magaalada Kismaayo oo degan iyo xiisad colaad oo wili ka jirta deegaanka Biibi
(September 18, 2012)
Kismaayo:-Xaalada magaalada Kismaayo ayaa saaka degan marka laga reebo qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada oo barakacaya iyaga oo ka cabsi qaba in dagaalka uu ku soo fido gudaha magaalada Ki
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska dowllada Puntland Col.Muxyidiin Axmed oo ka hadlay amaanka Gaalkacyo
(September 18, 2012)
Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ee Puntlland ayaa waxaa ay howl galo ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen dad gaaraya ilaa 100 qof iyagoo dadkaan laga soo qabtay xaafadaha kale duwan iyo Hote