Faahfaahin Qarax caawa ka dhacay Muqdisho oo lagu laayey wariyaal iyo dad shacab ah
(September 20, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah lagu weeraray maqaayada  lagu magacaabo Village oo ku dhow gurigii hore ee hooyooyinka ee magaalada Muqdisho
Madaxweynaha JFS oo kula kulmay Muqdisho Safiiro ka socda dalalka Yurub
(September 20, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Danjirayaal ka kala socday 14 waddan, oo ka tirsan Yurub kuwaas oo socdaal ku yimid magaalada Muqdisho .Madaxwe
Axkaamta Xajka Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed [Daawo Video-ga]
(September 20, 2012)
Laascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Axkaamta Xajka oo uu Sheekh C/naasir Xaaji Axmed ka jeediyey Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Muxaad
Wafdi culimo ah oo uu hogaaminay Sh Axmed Cabdisamad oo gaaray Gobolka Awdal.[Masawiro]
(September 20, 2012)
Boorama:-Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal waxaa safar Dacwo ku jooga Wafdi Culimo ah oo uu hogaaminayo Sh.Axmed Cabdisamad C/lle oo ka mida Culimada Soomaaliyeed, Ujeedka Safarkooda ayaa ah