Midnimo Halkay Taal? W/Q: Mubarak Mohamud Saleban (Mubarak Hadi)
(September 29, 2012)
Ummamka dunida ka jiraa xoogoodu wuxuu ku dhisanyahay midnimadoodu inta ay le’egtahay, sidaa daraadeed baa waxaa la yiraahdaa, midnimadu waa waxa ay ummaduhu ku gaaraan meesha sare ee sharafta leh.
Wufuud ka socta hay’adda horumarinta iyo iskaashiga caalamiga Turkiga oo Boosaaso soo gaaray
(September 29, 2012)
Garoowe:-Waxaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Wafdi ballaaran oo ka socda hay’adda horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ee dalka Turkiga (TIKA) waxaana garoonka diyaar
Ciidamada huwan oo soo gaaray Gilgisha iyo Kenya oo ciidamo ka soo dejisay Dekkada Kismaayo
(September 29, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dilal qorsheysan ay ka socdaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana ilaa haatan lagu dilay gudaha magaalada Kism
Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Baladweyn iyo Kismaayo(Warsaxaafadeed)
(September 29, 2012)
Muqdisho:-ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa maanta Shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ka
Diyaaradaha Kenya oo duqeyn ka geystay Degmada Baardheere
(September 29, 2012)
Baardheere:-Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqeyn ka geysteen magaalada, duqeyntaas oo ay waxyeelo iskugu jirta dhi
Al-Shabaab oo isaga baxay magaalada Kismaayo iyo ciidamada huwanta oo ku wajahan
(September 29, 2012)
Kismaayo:-Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubadda hoose ayaa sheegaya in ciidamada Ururka Al-Shabaab ay isaga baxeen magaalada Kismaayo xalay waxaana garoonka Diy