Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la wareegay amaanka qeybo ka mid ah magaalada B/weyne

September 25, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta xaafado ka mid ah magaalada B/weyne waxayna xarun ay ka sameysteen xaafada Howlwadaag ciidamadaas ayaa ah kuwo ka tirsan dalka Jabuuti.

Ciidamada Jabuuti ee gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa shalay kala wareegay amaanka xaafado ka tirsan B/weyne ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo ku sugan gobalka Hiiraan.

Ilo wareed lagu kalsoon yahay oo la soo xiriiray Halgan.net ayaa xaqiijiyey in ciidamada Jabuuti ay la wareegeen amaanka xaafado ka tirsan magaalada B/weyne shalay iyaga oo saaka howlgalo ka bilaabay xaafadahaas.

Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Beladweyne ayaa gaaraya ku dhaawad 470 kana mid ciidanka melatariga ee dalka Jabuuti.Ciidamada Itoobiya ayaan wili ku sugan magaalada baladweyne .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online