Dagaal goor dhow ka qarxay degaanka Birta dheer ee duleedka Kismaayo

September 28, 2012 - Written by

Kismaayo:-War hadda nasoo gaaray  magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ciidanka dalka Kenya iyo kuwa  Raaskaambooni ay dagaal ku soo qaadeen degaanka Birta Dheer oo u jirta qiyaastii 60 Km magaalada Kismaayo, Dagaalka saaka ay ku soo qaadeen Ciidanka Kenya magaalada Kismaayo ayaa ah mid ay u adeegsanayaanaa diyaardo iyo hub culus iyagoo gacan ka hellay ciidanka Raaskaambooni ee uu guddoomiyaha u yahay Axmed Maxamed islaan Axmed Madoobe iyo ciidamo kale oo sheegay in ay yihiin ciidamo ka tirsan ciidanka Dowllada Federaalka Soomaaliya.

Dagaalka socda ayaa ah mid xooggan oo ay ciidanka Kenya ay ridayaan madaafiic fara badan iyo hubka culus iyadoo ciidanka Kenya ay dagaalka u adeegsa nayaan Diyaarado dagaal, Goob jooge ku sugan gudaha magaalada Kismaayo ayaa saxaafada u sheegay in magaalada ay ka maqlayaan rasaas fara badan gaar ahaan Jaamacadda Kismaayo, iyo dhinac waqooyi ee magaalada.

Dhanka kale ciidanka dalka Kenya iyo kuwa Raaskaambooni ayaa waxaa ay doonayaan in ay magaalada Kismaayo ka soo galaan Galbeedka
waan sababta kaliftay dagaalka hadda ka socda degaaanka Birta dheer ee Kismaayo u jira 60 Km , waxaa xusid mudan in ciidanka ururka al-shabaab iyo saraakiishooda iyo Maamulkii Kismaayo ay weli u sugan yihiin magaalada oo aysan ka bixin.

Ciidanka Al-shabaab ee ku sugan magaalada duleedkeeda ayaa u qaybiyey ciidamadooda kooxo yar yar waxaan ay si kale duwan u galeen dhulka howdka ah iyagoo difaacaya magaalada Kismaayo oo uu dagaal uga socoda dhinaca xeebta ah oo xalay ay soo galeen ciidanka Kenyaan ah balse uu dagaal ku qabsaday saaka  dagaalka oo ilaa hadda socda.

Ilaa hadda lama yaqaan xaalada magaalada Kismaayo iyo khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah  ee ku nool magaalada

Wixii soo kordha dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa insha Allaahu

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
September 2012
M T W T F S S
« Aug   Oct »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online