Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo ku horeeyey codadkii ilaa haatan lagu dhawaaqay

September 10, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa haatan xildhibaanadii codkooda bixiyey uu ku horeeyo musharaxa Dr.Xasan Sheekh Maxamuud oo dhaafay ilaa haatan uu helay 136 cod  halka Sheekh Shariif Sheekh Ahmed uu aad uga danbeeyo.
Xildhibaanada ilaa haatan la sheegay in ay ku sugan yihiin madasha ay doorashada ka dhaceyso ayaa waxaa ay gaarayaa ilaa 271 xildhibaan .

Gudiga Doorashada ee DFS ayaa ku dhawaaqi doona dhawaan tirada kama danbeysta ah ee sida ay u kala heleen codadka Dr.Xasan Maxamuud Sheekh iyo Madaxweynaha DFS Shariif Sheekh Ahmed.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online