Guddiga doorashada oo ku dhawaaqay 25-ka Musharrax ee u taagan Maxweynenimada Soomaaliya

September 6, 2012 - Written by

Muqdisho:-Guddiga doorashada ayaa galabta ku dhawaaqay 25-ka Musharrax ee ka qeybgalaya doorashada madaxtinnimada kuwaas oo soo buuxiyey dhamaan shuruudihii la iska rabay sida uu saxaafada u sheegay afhayeenka Guddiga doorashada .

Guddiga doorashada ayaa waxaa uu saxaafada u soo bandhiga 25-ka Musharrax ee ku tartami doona  10-ka bishan September madaxtimimada Soomaaliya waxayna kala yihiin.

1-Cabdiraxmaan  Macalin  Cabdullahi (Baadiyow)
2- Cabdiwaaxid   Cilmi  Cumar  (Goonjeex)
3- Cabdullahi  Axmed Cadow
4- Cabdiweli   Maxamed Cali Gaas
5- Maxamed  Cabdullahi  (Farmaajo)
6- Axmed  Ismaaciil Samatar
7- Xasan  Sheikh  Maxmuud
8- Shariif  Sheikh Axmed
9- Yuusuf -Garad Cumar Axmed
10-Cumar  Salad  Cilmi
11-Cabdiraxmaan Max’ed Cabdi Xaashi
12-Bashiir  Nuur  Xasan Bidaar
13-Xaaji Maxamed  Ismaaciil  Yaasiin
14-Cabdiqaadir  Cosoble  Cali
15-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
16-Xuseen   Qaliif   Jaamac
17-Maxamed  Axmed  Saalax
18-Salad Cali Jeele
19-Ibraahim  Cali  Xuseen
20-Siciid  Ciise  Maxamuud
21-Cusmaan  Maxamed  Gacal
22-Maxamed  Cabdilaahi   Oomaar
23-Maxamed  Cabdiwali   Sh. Yuusuf
24-Maslax  Maxamed    Siyaad  Barre
25-Sakariye  Maxamuud  Xaaji Cabdi

Cabdi Casiis
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online