Khudbadii Jimcaha Difaaca Nabigeena Maxamed S.C.W. Sheikh Mohamed Idris(Daawo)

September 15, 2012 - Written by

Minisota:-Sheekh Maxamed Idirs Ahmed ayaa khudbadii jimcaha waxaa uu uga hadlay Aflagaadada ay gaalada duliga ah u geysteen Nabigeenii suubanaa ee Maxamed Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee iyo diinta Islaamka .
Sheekh Maxamed Idris Ahmed ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday sifaadka nabi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee iyo sida uu aduunka ugu ahaa raxmad .

Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Ibnu Taymiya ayaa waxay ahayd mid xamaasad iyo murug labada xambaarsan waxaana uu Sheekh Maxamed sheegay in kuwa maaro looga la,yahay nabigeena Maxamed CSW uu rabi ka aarkoosan doona .

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Idirs ka jeediyey Masjidka Ibnu Taymiya.

Masjidka Ibu Taymiya
Halgan.net

5 Comments so far

Leave a comment

  1. Kher Allaah Ha Siiyo Sheikhenaa Maxamed Idiris Gaalada Kufaarta Ahna Waxpa Naga Nus Qaamin meeso Aaminitaankena Xabiibkenaa Wax Walbo Ey Shegaana Rabbi Ayaa Ka Awood Badan Allah haku cadaabo dhulka Akhira Jahanama Insha Allah Rabbiyow U Diid Inta Ey Nolyihiin Nolol Xabiibkena Jcelkissa Rabiyow Qalbigeena Ku Weyneey Aamiin yaa Rabal Calamiin

  2. ilaahoow sheekh maxamed khayr sii difaaca uu difaacay nabi muxamed salaalaha calayhi wasalam isaga culumada muslimiinta meelkastooy joogaan allaha akbar

  3. ilaahay haka abaal mariyo sheekha

  4. Allah haku xifdiyo Sh mohamed idiris adiga iyo culimada kaleba.

  5. as.c. Waxan salamaya sheekha naga rbaniga ah in sha alaah iyo walalaha halgan.net oo u adeegsada war baahinta khayrka intaa kadib waa in aan muujina shucuurka naga kana damqana waxyeelada gaaladu la doonayso muqadasaadkeena iyo dhulkeena sida aflagaadada suubanehiinee iyo masaajidka bayt al maqsid iyo shucuubta islaamka kuna difaacnaa af iyo idin hadii maslaxad loo arko waxaana ka doonaynaa culimada sida sh.m.idiris iyo kuwa lamid ah in tawjiihaadkooda la qaato .alah culimada hanoo barakeeyo.aamiiiin.

Leave a comment

*