Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole oo dib ugu soo laabtay Garoowe

September 10, 2012 - Written by

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana uu socdaal ku soo maray dalalka Itoobiya  iyo Jabouti.

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe Madaxweyne ku xigeenka Puntland  Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo xildhibaano iyo waxgarad kale oo tiro badan.

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayuusan ka hadlin  loolanka doorasho ee madaxtinimada Somalia ee afarta sanno ee soo socota ee haatan ka socota xarunta School Polizio  oo ay isigu soo hareen Madaxweynihii hore ee DFS Shariif Sheekh Ahmed iyo Dr.Xasan Maxamed Sheekh waxaana haatan socda wareegii 3aad ee lagu kala baxayey.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online