Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyey doorashada Madaxweynaha Cusub ee DFS(Dhageyso)

September 10, 2012 - Written by

Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa soo dhoweeyey doorashada Madaxweynaha cusub ee DFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  wuxuuna hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee DFS iyo xildhibaanada dowlada Federaalka ee Soomaaliya.

Madaxweyanaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa ku tilmaamay madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  aqoonyahan isbedel keeni kara wuxuuna sheegay in dowladiisa ay si buuxda ula shaqeyn doonto.

Madaxweyanaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa sidoo kale u mahad celiyey beesha caalamka iyo dhamaan dadkii kala dhaqeeyey dhameystirka RoadMapka wuxuuna umada Soomaaliyeed u rajeeyey in ay ka baxaan dhibaatadii ay ku jirtay mudo ka badan 20sano.
[audio:https://halgan.net/Mp3/faroole.mp3]

M_M Deeq
Halgan.net
Isha maqalka BBC

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online