Al-Shabaab oo isaga baxay magaalada Kismaayo iyo ciidamada huwanta oo ku wajahan
(September 29, 2012)
Kismaayo:-Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubadda hoose ayaa sheegaya in ciidamada Ururka Al-Shabaab ay isaga baxeen magaalada Kismaayo xalay waxaana garoonka Diy
Tacsi ku socota Reer Axmed Guuleed Gandaal
(September 28, 2012)
Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajucuun Anagoo ah dhamaan ducaada iyo bulshada ku xiran Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska waxaan tacsi u diraynaa Cabdiraxmaan Axmed Gu
Khudbadii Jimcaha ee maanta Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(September 28, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa maanta khudbadii Jimacaha ee maanta waxaa uu uga hadlay xajka iyo axkaamtiisa wuxuuna si faahfaahsan uga hadlay cida dhayalsata ama fududeysa in ay
Wararkii ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee gobalka J/hoose
(September 28, 2012)
Kismaayo:-Wararkii ugu danbeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidanka dalka Kenya ,DFS iyo kuwa Raaskaambooni iyo Al-Shabaab ay is dhaafsanayaan galabta Madaafic ka d
Faaqidaadda: Dabagalka Soomaalida ku nool Qurbaha.[ Dhagayso]
(September 28, 2012)
Minneapolis:-Gobolka Minesota ee ay Soomaalidu sida weyn u degto ayaa toddobaadkan laga sheegay inay weli ka baxayaan dhalinyaro Soomaali ah oo ku biiraya ururka Al-Shabaab. Dhinaca kalena, dhaqdhaqaa
Ra’iisul W. Gaas oo kulamo laqaatay Xooghayaha guud ee Ururka Islaamka Iyo Wasiirada Arimaha Dibada ee Denmark.
(September 28, 2012)
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulamo gooni gooni kula qaatay madax kala duwan xarunta QM ee New York waxaana ka mid ahaa Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Somaaliy
Wariye Axmed Cabdullaahi Faarax oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(September 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa Allaha u naxariistee saaka lagu dilay magaalada Muqdisho wariye u shaqayn jiray Wakaaladda Wararka Saba ee Dalka Yeman, wariyaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabaa Axmed Cabdullaahi F
Dagaal goor dhow ka qarxay degaanka Birta dheer ee duleedka Kismaayo
(September 28, 2012)
Kismaayo:-War hadda nasoo gaaray  magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in ciidanka dalka Kenya iyo kuwa  Raaskaambooni ay dagaal ku soo qaadeen degaanka Birta Dheer oo u jirta qiy
Ciidanka dalka Kenya oo weerar dhinac cirka iyo Badda ku qaaday magaalada xeebta ah ee Kismaayo
(September 28, 2012)
Kismaayo:-Ciidanka dalka Kenya ayaa waxaa xalay ilaa saaka ay duqeyn xooggan oo dhinac cirka iyo badda ay ku hayaan magaalada xeebta ah ee Kismaayo iyagoo  dhinac xeebta kaga yimid magaalada , Ciidan
Hordhac muxaadarooyin taxane ah uu jeedin doono Sheekh Cabdiraxmaan Abyad (Dhageyso)
(September 27, 2012)
Sh.C/raxmaan Abyad  ayaa caawa muxaadarooyin taxane ah ka bilaabay Masjidka Al-tawxiid wuxuuna Sheekhu cinwaan uga dhigay muxaadaraadkiisa taxanaha ah رفع الشغب والجدل  عن المس

« Previous PageNext Page »