Puntland oo war-saxaafadeed ka soo saartay qaraxii lala beegsaday Madaxweynaha JFS Prof. Xassan Sh.Maxamuud

September 13, 2012 - Written by

Garoowe:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowllada Puntlland ayaa lagu canbaareeyey isku daygii dilka ahaa ee  lala beegsaday Madaxweynaha cusub ee Dowllada Federalka Soomaaliya Dr.Xassan Sh.Maxamuud xili uu shir la qaadanay wafdi sare oo ka socda dowllada dalka Kenya oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha dibedda Sam Ongeri, kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul wasaarihii hore ee DFS Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Dowllada Puntlland oo warsaxaafeedka ay soo saartay uu ku qornaa luqada Ingriiska ayaa waxaa ay tacsi u direen dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho iyagoo qarax ku tilmaameen mid waxashnimo ah.

Dowllada Puntlland ayaa waxaa kale oo ay war-saxaafadeedkooda ay ku tilmaameen ururka Al-shabaab koox argagixiso ah oo aan doonayn in shacabka Soomaaliyeed ay ka baxaan dhibaatada daba dheeraatay waa sidda ay hadalka u dhigeene.

Halkaan ka akhri warsaxaafadeedka Puntland Condemns Terrorist Attack on New President of Federal Republic of Somalia

 
Communications Office
The Puntland Presidency
Puntland State of Somalia
Office: +252 90 — 794040 / 794597 / 799128

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online