Safaaradaha uu Mareykanku ku leeyahay Yemen iyo Tunis oo dab la qabadsiiyey

September 13, 2012 - Written by

Yemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Sanca ayaa sheegaya in shacab aad u careysan oo qaarkood ku hubeysan yihiin qoryaha fudud ay xoog ku galeen safaarada Mareykanka ku leeyahay dalka Yemen waxayna dab qabadsiiyeen xaruntii safaarada dalka Mareykana.

Shacabka Yemen ayaa waxaa lagu yaqaan oo ay caan ku yihiin jecaylka diinta Islaamka iyo geesinimo waxaana hareeraha safaarada Mareykanka ka muuq qiiq iyo olal weyn .

Dhanka kale Muslimiinta dalka Tunis ayaa iyagana dagaal culus la galay askartii waardiyaha ka heysay safaarada dalka Mareykanka waxayna gudaha u galeen safaarada iyaga oo dab qabadsiiyey.

Sawirada laga soo qaaday safaaradaha la gubay  iyo warka o faahfaahsan dib baan idinka soo gudbin doonaa inshalaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online