Safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen oo gaaray Garowe

September 24, 2012 - Written by

Garoowe:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen waxaana garoonka Diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyey saraakiil ka tirsan Puntland

Safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen ayaa waxay kulan ku wada qaateen xarunta Madaxtooyada ee Puntland Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamud Faroole waxaana kulanka sidoo kale goobjoog ka ahaa wasiirka arrimaha gudaha Gen.Cabdilaahi Axmed Jaamac ,wasiirka Qorshaynta Dr.Daa’ud Maxamed Cumar iyo taliye xigeenka booliska dowlada Puntland Col.Muxdiin Axmed Muuse iyo masuuliin kale.

Safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen ayaa kormeer ku tagi doona xarumaha dowlada Puntland iyo hay,daha ka tirsan Denmark ee mashaariicda ka fuliyey deegaanada Puntland ;safiirka Denmark u qaabilsan Somalia Mr. Geert Aagaard Andersen ayaa joogi doona mudo 3 maalmood ah caasimada Puntland ee Garoow.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online