Tacsi ku socota Reer Axmed Guuleed Gandaal

September 28, 2012 - Written by

Inaa Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajucuun Anagoo ah dhamaan ducaada iyo bulshada ku xiran Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska waxaan tacsi u diraynaa Cabdiraxmaan Axmed Guuled Shiine oo adeerkiisa Cali Guuleed Gandaal caawa uu ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug, Waxaa kale oo tacsida u diraynaa dhamaan reer Axmed Guuleed, waxaan eebe uga baryeynaa in reerkiisa, eheladiisa iyo qaraabadiisaba samir iyo iimaan ka siiyo. Isagana jannatul firdowsa ka waraabiyo. Aamiin.

Bahda Maamulka Halgan.net iyo wariyaasha ka howl gala ayaa waxaa ay si gaar ah ugu diriyaan Tacsi Reer Axmed Guuleed Gandaal oo ku kala nool Afrika , Yurub iyo Soomaaliya.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online