Tv-ga ENCA ee South Africa oo Wareysi la yeeshay Madaxweynaha cusub ee JFS.(Daawo Video)

September 14, 2012 - Written by

Tv-ga eNCA ee South Africa laga leeyahay ayaa wareysi dheer la yeeshay Madaxweynaha cusub ee S0omalia Prof.Xassan Sh Maxamuud wareysigan ayuu uga hadlay waxa uu doonayo in uu qabto 100 ka maalmood ee soo socdo. Prof.Xassan Shiikh Maxamuud ayaa wax laga weydiyay waxa uu ka yeelayo Alshabaab oo dawladda doonayo in ay meesha ka saaraan waxaana uu ku jawaabay in ay al-shabaab yihiin laba qaybood mid fikri ah oo ay ka dambeeyaan dad ajaanib ah iyo mid dhaqaale ka dambeeyo iyo dhalinyaro Soomaali ah oo fakarka laga xaday waana ku dadaaleynaa in soo laabtaan ayuu yiri.

Hoos ka daawo wareysigaasi oo ah mid ku baxaya luuqadda Englishka.

Halgan.net/Al-Yaqiin.com

Leave a comment

*

Archives
September 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online