Beesha Leelkase oo uu shir xasaasi ah oo ku aadan dilka Sh.Dr. Axmed Xaaji uu uga socdo Gaalkacyo
(October 31, 2012)
Gaalkacyo :-War haatan naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in galabta  ay shir xasaasi ah oo ku aadan dilkii allaha u naraxiistee Sheekh  Dr Axmed Xaaji C/rax
Ciidamo ka socda dalka Jabuuti oo soo gaaray Gobolka Hiiraan
(October 31, 2012)
Hiiraan:-Ciidamo hor leh oo ka socda dalka Jabuuti ayaa waxaa ay gaareen magaalada Beledwey ne ee xarunta Gobolka Hiiraan iyadoo ciidamadaan ay ku biiri doonaa ciidamo  Jabuuyitaan ah oo ka tirsam AM
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay xarun ay yeelanayso wasaaradda dalxiiska ee Puntland
(October 31, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha xarun cusub oo ay yeelan doonto wasaarada dalxiiska Puntland waxaana
Taliyihii ciidanka DFS ee magaalada B/weyne Maxamed Maxamuud Ildhigte oo la dilay
(October 31, 2012)
Hiiraan:-War haatan naga soo gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Taliyihii ciidamada DFS ee  Magaalada Beladweyne uu dilay askari ka tirsan DFS ka dib markii ay ku mu
Al-Shabaab oo ku dilay Degmada Baardheere Maxamuud Ibraahim Nuur
(October 31, 2012)
Baardheere:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay ku dileen duleedka Degmadaas nin xoolo dhaqato ah oo si weyn looga yaqaa
Ilaahow na sug Sheekh Maxamed Idirs Qaybtii 2aad
(October 31, 2012)
Alxamdulilahi Wasalatu Wasalamu Cala Rasuulilahi, Ama Bacdu, Wiilasha Qiraallada bixiyey Dilkii Sh.Dr Axmed waxaa iiga muuqdey waxaa ka mida: 2) Dhalin yaro diin dooneysey iney u gargaarto laakiin aan
Gudiga Madax banaan waxaan heynaa cadeymo kale oo ku aadan Xasan Surato (Dhageyso)
(October 30, 2012)
Idaacada VOA ayaa caawa sii deysay barnaamij ay ka diyaarisay dilkii Dr.Ahmed xaji C/raxamaan oo lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari bishii December ee sannadkii 2011-ka waxaana dilk
Ugu Yaraan 14 Qof Ayaa Ku Dhintay Duufaantii Sandy
(October 30, 2012)
New York:-Duufaantii Sandy ee ku dhufatay xeebaha bari ee Maraykanka ayaa dishay ugu yaraan 14 qof, sidoo kalena dhalisay daadad badan oo ku fatahay magaallooyin ay ka mid tahay New York. Duufa
Howlgalo ay ciidamada huwanta ka sameeyeen Kismaayo oo lagu soo qabtay hub
(October 30, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ay maanta howlgalo ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Kismaayo waxayna
Hay’ada HARO oo 1500 oo qoys oo barakacayaal ah udxiya u qaybisay 2012
(October 30, 2012)
Hay’ada Humanitarian African Relief Organization ee Marka la soo gaabiyo la yiraah (HARO) oo inta badan ku howlan taageerida Dadka tabaaleysan, ayaa waxay soo gabagabeeyesey Barnaamij Xoolo Qaybin o

Next Page »