Afhayeenka Al-shabaab oo shir jaraa’id uu qabtay uga hadlay qabsashadii Kismaayo
(October 3, 2012)
Afhayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere oo xalay shir jaraaid qabtay ayaa waxaa uu markii ugu horaysay ka hadlay xaalada magaalada Kismaayo iyo ciidanka magaalada qa
Xaalada caafimaad Ee Mustafa Hashmi Pulat madaxii TIKA ee dalka Turkiga(Masawiro)
(October 3, 2012)
Gaalkacyo:-Xaalada Caafimaad ee agaasime goboleedka Geeska Afrika u qaabilsan dalka Turkiga  Mustafa Hashmi  ayaa ah mid wanaagsan ka dib markii shalay dabley Burcad ah ay waddada u galeen waxaana
Puntlland oo eedeyn u soo jeedisay Idaacadda VOA-da.[War-saxaafadeed]
(October 3, 2012)
Garoowe:-Hey’adaha warbaahinta iyo wariyeyaashooduba waxaa muhiim ah inay kala saaraan aragtidooda gaarka ah iyo warka ay tabinayaan (editorial policy).Sida aad ka warqabtaan, deeganada Dowladda Pu
Xaruntii la dagaalanka argagixisada ee magaalada Garisa oo gubatay
(October 3, 2012)
Garisa: Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Garisa ayaa sheegaya in ay gubatay oo bas beeshay xarunta la dagaalanka argagixisada oo ku taalay magaalada Garisa. Ilowareed lagu kalsoon yahay oo