Hay’ad Pericheo International oo Deeq Daawo ah gaarsiisay dowlada Puntland
(October 11, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka ee dowlada Puntland munaasabad ay Hay’ad Pericheo International ay ku gudoonsiisay wasaarada caafimaadka ee Puntland deeq daawo ah
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho (Masawiro)
(October 11, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxay dib ugu soo laabteen dalka ka dib markii ay ka soo qeybgaleen Munaasabad lagu soo dhaweynayey sanad guuradii
Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga oo wareysi gaar ah la yeelatay RW Saacid [Dhagayso]
(October 11, 2012)
Muqdisho:-Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dowllada Federaalka Soomaalyia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Ra'iisal Wasaaruhu waxa uu