Taliyihii ciidanka guutada 5aad ee DFS Jen. Maxamed Faarax (Goordoon) oo la dilay
(October 28, 2012)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya Gobolka jubada Hoose ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay jidgooyo u dhigeen kolonyo baabuur ah oo uu la socday  taliyihii ciidanka guutada 5aad ee cii
Sidee looga ciiday caasimadda Denmark, Copenhagen.
(October 28, 2012)
Copenhagen:-Maamulka markaska Soomaaliyeed al-tawxiid ee magaalada Copenhagen ayaa sidii looga bartay guud ahaan ummaddisa muslimiinta gaar ahaan ummadda soomaaliyeed ku ciidsiiyey fagaar weyn ee Nør
Ciidanka Booliska Kenya oo weeraray guri ku yaal xaafada Majengo ee Mombaza
(October 28, 2012)
Mombasa:-Ciidamada Booliska ee magaalada xeebta ee Mombasa ayaa barqanimadii maanta waxay weerar ku qaadeen guri ku yaala xaafada Majengo ee magaalada Mombasa halkaas oo ay ciidanku sheegeen in ay ku
Puntllad oo warsaxaafadeed ka soo saartay Khasaarihii ka dhashay roobabkii ka da’ay goballada Puntland
(October 28, 2012)
Garoowe:-Roobabkii ka da’ay Goballada Puntland dhowrkii maalmood oo ugu dambeysay ilaa iyo xalay [27 Oct. 2012] ayaa geystay khasaaro isugu jira naf iyo maal intaba, sida: Degmada Qandala: Dhimas