Baarlamaanka JFS oo maanta ku kulmay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho

October 14, 2012 - Written by

Muqdisho:-Baarlamaanka DFS ayaa kulan ku yeeshay  maanta xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaana la filayaa in kulanka looga hadlo xeer hoosaadka Baarlamaanka dowlada federaalka ee Soomaaliya oo ay soo diyaariyeen gudi ay baarlamaanka u xuleen arinkaas.

Kulanka maanta ayaa waxaa shirgudoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Pro.Jawaari waxaana loo gudbiyey Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ajandaha kulanka in uu yahay in ay ka doodaan  qodobada xeer hoosaadka oo ay soo diyaariyeen Guddiyo dhawaan ay baarlamaanka DFS u xilsaareen

Xildhibaanada DFS ayaa waxaa loo geybiyey  qoraalada ay soo diyaariyeen xubnaha Gudiyada soo diyaariyey xeerhoosaadka laga doodayo maanta waxaana ka socda haatan xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho doodii xildhibaanada baarlamaanka DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online