Dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey dekedda Boosaaso.[ Daawo Video-ga]

October 16, 2012 - Written by

BoosaasoDekkada magaalda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa lagu saa’idiyey  dhismayaal cusub iyo hoolal kooban oo la dhigto qalabka kale duwan  iyadoo la furay wadooyin iyo goob lagu xareeyo xoolaha inta aan dekkada Boosaaso laga dhoofin. Shantii bilood ee ugu danbeeyey ayaa waxaa ka socday Dekedda magaalada Boosaaso,dayactir iyo dhismayaal lagu hagaajinayo bilicda Dekkada Boosaaso, ganacsatada Gobolka Bari iyo dowllada Puntlland ayaa iskaashi ay sameeyeen waxaa ay ku guulaysteen in ay wax ka qabtaan bilicda Dekkada Boosaaso oo ah isha koowaad ee dhaqaalaha Puntlland

M_M_Deeq
Halgan.net /SomaliChannel

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,200 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>