Fadliga fadhiyada dikriga alle Sheekh Mustafe Xaji Ismail (Dhageyso)

October 14, 2012 - Written by

Oslo:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu ka jeediyey masaajidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway Sheekh Mustafe Xaji  Ismail .Sheekh ayaa waxaa uu muxaadaradiisa Cinwaan uga dhigay Fadliga fadhiyada dikriga alle

Waxaan alle ka baryeynaa in uu nagu anfaco kheyrka ay culumadeena noo sheegayaan waxaan alle ka baryeynaa in Sheekh Mustafe uu ka siiyo ajar iyo xasanaad.

Hoos ka Dhageyso Muxaadardii Sheekh Mustafe xaji Ismail (Fadliga fadhiyada dikriga alle)

[audio:https://halgan.net/Mp3/digriga.mp3] ama Halkan Mp3

Yaxye yare
Oslo
Norway

2 Comments so far

Leave a comment

  1. masha allah
    muxadara caajib ah waa muxadaro loo bahan yahay.
    sheekh allah ha u barakeyo

  2. sheekh mustafe waxaan alle uga baryey siiyo ajar iyo xasanada sheekh mustafe xaji ismacil waxaan ku leclahaya illahaya daratisi
    ee sheekh allah ku xafido dhamaana culumadeena oo dhana

Leave a comment

*