Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga oo wareysi gaar ah la yeelatay RW Saacid [Dhagayso]

October 11, 2012 - Written by

Muqdisho:-Idaacadda VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dowllada Federaalka Soomaalyia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Ra’iisal Wasaaruhu waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin barnaamijkiisa siyaasadeed iyo sidii uu wax uga qabaan lahaa ammaanka dalka, isaga oo sheegay in dadweynaha Soomaaliyeed ay xalinta arrinta ammniga gundhig u noqon doonaan.

Wareysiga oo dhan halkan  ka dhageyso.


Source VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,671 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>