Khudbadii Jimcaha Ma uqalantaa Mas’uuliyadda? Sheikh M. Idris Ahmed Xafidahulaah(Daawo )

October 13, 2012 - Written by

Columbus:-Waxaan idiin soo gudbin doonaa khudbadii Jimacaha ee uu Sheekh Maxamed Idirs Ahmed uu ka jeediyey Masjidka Sheekh Islaam Masjid ibnu Tymiya ee magaalada Columbus, OH waxaana uu sheekha ka hadlay Ahmiyda ay leedahay Masuuliyada iyo sida maanta ay u dayaceen madaxada howshaas heysa.

Hoos ka daawo Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Idirs Masjidka Sheekh Islaam Masjid ibnu Tymiya

Halgan.net

4 Comments so far

Leave a comment

  1. manshallah sheekha allaha barakeyo amiin

  2. a/c.jasaakalaah kheyr haddii laheli lahaa culumo sah ah .meeshan aan joogno maanta majoogneen waanu kahormari lahayn,ilaah,hanoohagaajiyo,culumada iyo madaxda labadaasi hadii ay hagaagaan shacabkuna wuu hagaagayaa oo waa wax layaqaan insha alaah.

    ascw.

  3. masha alaah sheekh ilaahay khayr badan hasiiyo waa muxaadaro qayim ah waana meelaan kaliidano arimahuu kahadlay halgan ajarkina ilaahay uunbaa gudikara jazaakumulahu kheyraa

  4. Masha’Allah sheikheena ilaaahay ha barakeeyo.

Leave a comment

*