Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdrixmaan Faroole oo diray Hanbalyada Ciidul Adxaa[Dhagayso]

October 25, 2012 - Written by

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu caawa dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntlland u diray Hambalyo ku saabsan munaasabada Ciidul adxaa Mubaarak. Madax weynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in beri ay tahay ciidul Adxaa loona baahan yahay in shacabku ay si siman u wada ciidaan isagoo shacabka uga digay ku safarka baabuurta maadaam Roob badan uu da’ayo.

Dhinac kale  Madaxweynaha dowlacda Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay ciidanka amaanka qaybihiisa kale duwan in ay sugaan amaan ka guud ee Puntlland iyo in ay joojiyaan baaburta doonaysa in ay u kala gooshaan Gobollada Puntlland si looga hortago shilal dhici kara maadaam laga cabsi qabo in Roobabka Da.aya ay wataan Dabaylo.

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/faroole.mp3] 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online