Puntland oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur

October 9, 2012 - Written by

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo lagu naanayso Dabayl iyo Taliyihii qaybta Booliska Gobolka Sanaag Col.Dabaq. Guddoomiyaha xilka laga qaaday Maxamed Siciid Nuur ayaa waxaa uu xilka Gobolka Sanaag hayey mudo dhan 12 sanno waxaan uu guddoomiye Maxamed Siciid Nuur la soo shaqeeyey xukuumadii Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed , Maxamed Cabdi Xaashi, iyo Gen Cadde Muuse Xirsi iyo xukuumada Puntlland ee uu Madaxweynha u yahay haatan Cabdiraxmaan Faroole.

Guddoomiyaha xilka laga qaaday Maxamed Siciid Nuur Dabayl ayaa waxaa uu xilka iska casilay sanadkii 2010 walow uu arrinkaas ka aqbali waayey wasiirka arriamaha gudaha ee Puntlland Gen.Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Wareegto ka soo baxday shalay ayaa waxaa xilka Guddoomihaya cusub ee Gobolka Sanaag loo magacaabay Maxamed Ismaaciil Jaamac waxaan sidoo kale Taliyaha qaybta ee ciidanka Booliska Gobolka Sanaag loo magacaabay G/lle Axmed Siciid Gego roor.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online