Puntlland oo warsaxaafadeed ka soo saartay hub lagu qabtay degmada Qandala

October 20, 2012 - Written by

Garoowe:-War saxaafadeed ka soo baxay dowllada Puntllad ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen hub maalin ka hor ay ciidanka Puntland oo kaa shanaya dadka deegaanka iyo maamulka Degmada Qardala lagu qabtay degaanka Qandala iyadoo hubka la sheegay in ay keentay dooni ka timid dhinac dalka Yemen oo ay saarnaayeen 4 ilaa 5 ruux oo carab ah kuwaas oo hubkii ay sideen ku dajiyey  degaanka lagu magacaabo Butiyalo oo ka tirsan degaanka Qandala ee Gobolka Bari.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ciidanka Booliska Badda ee dowllada Puntlland iyo Guddoomiyaha Gobolka Bari iyo ciidamo la socda ay gaareen degmada Qandala iyagoo ku guulaystay in ay hub ka la qabto ka dibna waxaa lagu soo bandhigay dekkada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. War saxaafadeedka ka soo baxay dowllada Puntlland ayaa waxaa lagu sheegay tirada hubka inta uu le’eg yahay iyo in hubkaan uu u socday ururka Al-shabaab ee iyaguku jira Buuraha Golis iyadoo hubkaan uu uga yimid ururka Al-qaacid ee dalka Yemen , Hubkaan ayaa la doonayey in loo adeegsado qaraxyo iyo dilal qorshaysan oo lagu beegsanayo Saraakiisha ciidanka Puntlland iyo masuuliyiinta dowllada Puntlland.

Halkaan ka eeg warsaxaafadeed ka soo baxay dowllada Puntlland                  Halkaan ka eeg warsaxaafadeed oo wadata sawiro 


Communications Office

The Puntland Presidency

 

Office

Leave a comment

*

Archives
October 2012
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online